Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Golaha Wasiirada oo meel mariyay Istaraatiijiyadda la dagaalanka Musuq maasuqa ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa kulan ay Khamiista maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku...
M/weynaha Puntland oo haweeney u magacaabay Wasiir ku xigeen
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.45 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo...
Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad oo lagula tacaalayo Covid-19 geysay Galmudug+(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah agab caafimaad geysay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, kadib markii diyaaraddii siday ay ka...
Boosaaso: Puntland oo xukun dil ah ku riday haweeney soo xaday...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Maamulka Puntland ayaa Khamiista maanta ah xukun dil toogasho ah ku riday haweenay lagu soo eedeeyay inay...
DF Somaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la furayo duulimaadyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xillig ay bilaabanayaan duulimaadyada gudaha Soomaaliya, kadib muddo laba bilood oo ay xirnaayeen duulimaadyada.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista...
Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Coronavirus ee gudaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...







