Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo Buuq iyo Sawaxan kala kulmay khudbad jeedintii maanta...
Muqdisho (Halqaran.com) – Khudbad uu Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeedinayay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hareeyay...
Maqaal: Soomaalidii hore Ragga Shan Nooc Bay U Qaybin Jireen!
Afeef: Qoraalkaan Qaybiil gaar ah ka hadli mayo laakiin si guud buu wuxuu uga hadlayaa Soomaalidii hore siday ninka ragga ah qiimayn jireen iyo...
UPDATE: Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo Xabsiga laga sii daayay +(SAWIRRO)
Hargeya (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya, in Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon uu maanta dib u helay xorriyadiisa, kaddib...
Ciidanka Xoogga dalka oo nin hubeysan ku toogtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya ay koonfurta magaaladaasi ay ku...
Somaliland oo xaqiijisay kiisas cusub oo Covid-19 & Wararkii ugu…
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Sabtida maanta ah ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanadeeda laga diiwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee la soo...
TOOS U DAAWO: Xafladda furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee BFS iyo Khudbadda...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa si toos ah goor-dhow uga billawday Xarunta Villa Hargeysa ee madaxtooyada Soomaaliya munaasabadda furitaanka kalfadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Labada Aqal.
Madaxweynaha...







