Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

Ciidanka Xoogga dalka oo nin hubeysan ku toogtay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya ay koonfurta magaaladaasi ay ku toogteen nin hubeysan.

Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa xaqiijiyay toogashadaasi.

Wararka ay heshay Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ninka la toogtay uu diiday inuu dhiibo hubka uu wato, kadibna iska horimaad xoogan uu dhexmaray, intaasi kadibna ciidamada waxaa u suura gashay in ay toogtaan.

Ciidanka Danab ayaa la sheegay ninka la dilay in ay ku raadjoogeen Saacadihii lasoo dhaafay.

Sidoo kale, ciidanka Danab ayaa howlgallo ka wadda Magaalada Gaalkacyo oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...