Gaalkacyo
Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 17 ruux...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamad ku taal magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta xukun ku riday illaa iyo 18 rag ah.
Toddobo iyo toban kamid ah...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray waddo cusub oo laga...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu maanta xariga ka jaray waddo laami...
Maxaa ka soo baxay kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Xildhibaannada Galmudug iyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta markii ugu horreysay magaalada Gaalkacyo ku kulmay xildhibaanno ka kala tirsan Baarlamaannada maamullada Galmudug iyo Puntland, kaddib xiriirka wanaagsan...
Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya, in iska horimaad halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kooxo ka...
Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay waddo isku xirta Konfurta iyo Waqooyiga...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Nabadda ee isku...









