Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo +(SAWIRRO)
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo.
Madaxweynaha iyo...
Nin dil wadareed ka geystay Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, ayaa sheegaya, in ciidamada booliska degmada Gaalkacyo ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen Nin...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaya, iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare &...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ahaa Sabtida maanta ah Furay Imtixaanka Shahaadiga Deeganada Puntland oo arday badan u...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Siciid...
Xubno lala xiriirinayo Al-Shabaab oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo si dar-dar leh uga socda hawlgallo lagu sheegay in xididada loogu siibayo xubnaha Ururka Al-Shabaab ka tirsan, ee...








