Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Hiiraan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kala dhex-galay maleeshiyaad beeleed shalay ku dagaalamay deegaanada Xagar iyo Laan-cadaad oo ka tirsan Degmada Maxaas ee...
Qaad fara badan oo lagu gubay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku gubeen qaad fara badan oo lagu qabtay ganacsato Soomaaliyed.
Jaadkaan ayaa...
Saraakiil ka tirsan booliska oo musuq-maasuq lala xiriirinayo oo lagu xiray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Booliska Soomaaliyeed lagu xiray Magaalada Muqdisho, ka dib markii lala xiriiriyay arrimo...
UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay Kiisas cusub oo Coronavirus ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Cumar Filish oo sheegay inaysan aqbaleenin in xuquuqda gobolka Banaadir lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo banaanbaxayaal Muqdisho kula hadlayay ayaa ka hadlay arrimo...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ka socda Xadka Hiiraan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaano ka trsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in subixii Sabtida maanta ah Deegaanada Ceyr-Daye iyo...







