Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo si lama filaan u taageeray go’aankii Aqalka...
Jowhar (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdilaahi, kaas oo ku aadanaa...
Beledweyne: Banaanbax lagu taageeri rabay Madaxda DF Somaliya oo la joojiyay
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka socday qaban qaabada banaanbax la sheegay in lagu taageraayo Madaxda Dowladda Federaalka,...
AKHRISO: Puntland oo eedeysay Madaxda DFS, war xasaasi ahna ka soo...
Garowe (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay marxaladda Siyaasadeed ee xilligaan taagan oo ay ugu wayn...
UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay Kiisas cusub oo Covid-19 ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxay xaqiijisay in dalka oo idil laga diiwaan-geliyay 48 xaaladood oo cusub, 24-kii saac ee ugu dambeeyay.
Wasaaraddu waxaa...
Koonfur Galbeed Soomaaliya oo beenisay Warar laga baahiyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay hadalo been abuur ahaa oo malmahan la isla dhexmaraayey baraha bulshada.
War qoraal ah...
Maxaa looga hadlay kulankii guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka Soomaaliya?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay maanta ku yeeshay Xarunta KMG Golaha Shacabka ee Magaalada...







