Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

TOOS U DAAWO: Xafladda furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee BFS iyo Khudbadda M/weyne Farmaajo

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa si toos ah goor-dhow uga billawday Xarunta Villa Hargeysa ee madaxtooyada Soomaaliya munaasabadda furitaanka kalfadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Labada Aqal.

Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu halkaasi ka jeediyay khudbaddii dastuuriga aheyd ee furitaanka kalfadhiga 7-aad ee BFS.

Waxaa madasha goobjoog ka ah, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, RW Xasan Cali Kheyre, Guddoonka labada Gole, Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya, Duqa magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin kale oo badan.

Haddaba halka hoose si TOOS ah uga Daawo Munaasabadda Kalfadhiga:

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/997624327322544/

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...