Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo ugu dambeyn ka heshiiyay khilaafkii
Garowe (Halqaran.com) – Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa Talaadada maanta ah la soo afjaray, iyadoo muddooyinkii dambe uu hareeyay khilaaf...
Dowladda Somaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee...
Xudur (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayeen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Talaadada maanta ah qalab caafimaad iyo dawooyin...
Xukuumadda oo billowday fulinta amarkii RW Kheyre ee Doorashada xilligeeda lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul...
Update: Tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus gudaha Somaliya oo kor...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Koonfur Galbeed Somaliya oo maanta lagu wareejiyay Ciidamo si gaar ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xannibnaa Uganda oo Muqdisho dib loogu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Magaalada Muqdisho gelinkii dambe ee Isniinta maanta ah dib loogu soo celiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo billihii ugu dambeeyay ku xayirnaa...







