Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Togdheer
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-521/062020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.
Waxaanay u dhignayd...
Wabiga Jubba oo fatahaad sameeyay iyo Wararkii ugu dambeeyay Khasaarihii uu...
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya, in deegaanka Buulo-gaduud oo qiyaastii 30 km dhanka waqooyi kaga aadan Kismaayo uu...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanka Xero-dhagaxley +(SAWIRRO)
Mudug (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa weli ku guda jira socdaalkiisa, uu ku marayo Gobolada Dhexe, waxaana uu...
DHAGEYSO: Aadan Barre Ducaale oo xilkii uu ka hayay Kenya laga...
Nairobi (Halqaran.com) - Aadan Barre Ducaale ayaa Isniinta maanta ah laga qaaday xilka hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya.
Xildhibaan Aaden Barre Ducaale oo tan iyo...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga Duulista Rayid, magacaabisna sameeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka, oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo Ansixiyay xeerka qoondada Haweenka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa galabta maanta ah ansixiyay xeerka qoondada haweenka ee boqolkiiba soddon (30%), kadib laba maalmood...







