Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiir Beyle oo ka hadlay Bankiga Adduunka oo $55 Milyan ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir jaraa’id kaga hadlay Bankiga Adduunka oo Dowladda Federaalka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faah-faahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday...
Somaliland oo qaaday xayiraadihii Coronavirus (Covid-19)
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaaday dhammaan xayiraadii ay soo rogtay ee lagaga hortagayay faafitaanka Cusurka Corona Virus.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland...
Galmudug oo hay’adaha Amniga ka howlgelineysa Deg. Bacaadweyne
Bacaadweyne (Halqaran.com) - Wasiirka amniga gudaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa Talaadadii maanta booqday saldhiga ciidanka Booliska Degmada Baacadweyne ee Gobolka Mudug.
Mr....
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo Ansixiyay xeerka kuraasta gobollada Waqooyi
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankii afaraad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho...
Somaliland: Lama siyaasadeyn karo isku socodka shacabka Koonfurta iyo Waqooyiga
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa ogolaatay in aan la siyaasadeyn isku socodka dadka Shacabka ee Soomaaliya iyo Somaliland kuwaasoo aysan ku jirin Siyaasiyiinta labada...







