Sunday, August 2, 2026
24.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay Xerada Turkiga ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Qarax uu fuliyay ruux naftii halige ah, kaasi oo ka dhacay afaafka...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay kulankii Madaxda DF Somaliya iyo dowlad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay kulankii Maanta dhex-maray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, kaas oo muhiim u ah xasiloonida Guud...
Ahmed Mohamed

Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay magaalada Cloppenburg ee dalka...

Cloppenburg (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay gudaha dalka Jarmalka, kaddib markii uu u adeegsaday mindi ama toorey Axaddii shalay. Marxuumadda oo lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada oo war ka soo saartay Kulankii Madaxda DFS iyo maamul...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka...
Jama Sh. Yusuf

Maxay yihiin Siddeeda arrimood oo uu Trump ku sheegay Soomaalida? +(Warbixin)

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markale soo celiyay weerarrada dhanka afka ah ee uu ku qaadayo Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar. Wuxuu taageerayaashiisa...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Kumaandooska Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada kumaandoos-ka ee DANAB iyo Gor-gor oo siwada jir ah u howlgalaya ayaa waxaa la sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegeen...