Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay inay soo badanayaan dadka ka bogsoonaya Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay odayaasha dhaqanka beelo dhawaan ku dagaallamay...
Baladweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa Kkamiista maanta Madaxtooyada Baladweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka...
Madaxweyne Deni oo Tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Khamiista maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Badda Puntland ee...
Madaxweynaha JFS Farmaajo oo baaq u diray shacabka, kana hadlay toddobaadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyanaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan...
Mareykanka: ‘‘Ciidamada DF Soomaaliya kama adkaan karaa Al-Shabaab”! + (Warbixin Cusub)
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa muujiyay in Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya wali tayadooda ay liidato oo aysan si adag ula dagaalami karin dagaalka ka...
Nin mindi ku dilay Walaalkiis magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Fal argagax leh ayaa subixii Khamiista maanta ah waxa uu ka dhacday Degmada Dayniile ee Gobolkaan Banaadir, kadib markii wiil dhalinyaro...







