Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiirka Caddaaladda oo ka hadlay dil uu geystay askari Ka tirsan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Dilkii Askari ka tirsan Ilaaladiisa uu u geystay...
Madaxweynihii hore ee Puntland oo geeriyooday
Nairobi (Halqaran.com) – Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Nairobi ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi oo muddooyinkii ugu dambeysay...
AKHRISO: Nuxurka iyo hadalladii ugu muhiimsanaa oo ay jeediyeen Madaxda Shanta...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa Sabtidii maanta ka furmay Shirka madaxda maamul goboleedyada dalka, waxaana lagu soo qaatay ajandayaal...
Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda oo shaacisay xilliga la billaabayo bixinta Baasaboorka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo billaabi doono bixinta Baasaboorka Soomaaliga maalinta berri oo Axad ah...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaya, iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay...
Faah-faahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasi oo ka...







