Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka xirta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray adeegsiga Dharka iyo Astaamaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay adeegsadaan dad...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Xasan Abshir Faarax
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir oo maanta ku geeriyooday...
Ankara (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Axadda maanta ah ku geeriyooday dalka Turkiga, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay...
Soomaalida dalka Jarmalka oo ka mudaaharaaday dilkii Roobe Warsame & dhibaatooyinka...
Hamburg (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday...
Madaxweynaha JF Somaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore ee Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi...
Booliska Somaliland oo gacanta ku soo dhigay lacag Dollar been ah...
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa la sheegay inay Gacanta ku dhigeen lacagta loo yaqaan Dollarka Madow ee Been...







