Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay xeer dib u dhigaya Ansixinta Wax ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah...
Xasan Cali Kheyre oo ka digay doorasho aan heshiis lagu aheyn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre kana mid ah Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in doorasho aan lagu...
Fanaankii Caanka ahaa ‘Cabdi Cali Bacalwaan’ oo geeriyooday
Germany (Halqaran.com) - Alle ha u Naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe dalka Germany ku geeriyooday Fanaankii weynaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo maalmihii la soo...
Midowga Musharraxiinta oo jawaab deg-deg ah ka bixiyay Jadwalkii ay shaaciyeen...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa marka hore waxaa lagu cambaareeyay Go’aankii Guddiga lagu muransan yahay ee...
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka heer federaal oo shaaciyay Jadwalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Guddiyada doorashooyinka ee lagu mursan yahay ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee BF ah...
Madaxweynaha Jabuuti oo madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray halkaasi.
Geelle iyo...







