Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay ahaayeen 30-ka ruux ee maanta lagu xiray Beledweyne?
Muqdsiho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo...
Faah-faahin ku saabsan dagaal culus oo ka dhacay G/Gedo
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo...
Bishaaro Muhiim ah oo loo hayo Bulsho-weynta Soomaaliyeed meel kasta ay...
Waxaa la ogeysiinayaa, looguna bishaareynayaa bulsho weynta Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, in Shirkadda IFIYTE TECHNOLOGY INC (www.ifiyetech.com), oo ah Shirkad...
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo gaaray magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid...
Wararkii ugu dambeeyay Khasaarihii ka dhashay Banaanbixii Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada, iyadoo duhurkii...
Muddo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku eg maanta, Maxaa la filan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afar sano ka hor Maanta oo kale (27 December 2016) waxay aheyd maalintii la dhaariyay labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...







