Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar lagu qaaday Saldhig ay ku sugnayeen ciidanka...
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay, ciidamada xogoga dalka Soomaaliya ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, kaddib...
Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo Ansixiyay miisaaniyadda 2021
Jowhar (Halqaran.com) - Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed...
Amarro culus oo lagu soo rogay Hay’adaha ka howlgala Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu amar culus kusoo rogay hay’adaha ka Shaqeeya dhinaca arrimaha Bulshada, sida dhamaan Hey’addaha NGO’s ka...
41 jir Xildhibaan ah oo dhintay maalmo ka hor dhaartiisa
Washington (Halqaran.com) - Xildhibaan dhowaan la doortay ayaa u geeriyooday Covid-19 - waa qofkii ugu horreeyay ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka oo u dhinta...
Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe ku kulansiiyay Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa xalay Magaalada Garoowe ku kulansiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh...
RW Rooble oo Wariye Macalimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalk ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Weriye Maxamed Ibraahim Macalimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda.
War qoraal oo...







