Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mustaf Dhuxulow oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay burburinayso...
Madaxweynaha J. Federaalka Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda DF Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha...
Maxay kawada hadleen Musharrax Daahir Geelle iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo...
Garoowe (Halqaran.com) - Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharraxiinta ayaa Magaalada Garoowe waxa uu kulan gaar ah kula qaatay...
UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub
UK (Halqaran.com) - Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd Midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay, kadib markii ay si rasmi...
R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi oo raali gelin ka bixiyay taageero xooggan...
Garoowe (Halqaran.cpm) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ka qeyb-galayay dood ka socota Shirka Garoowe ayaa...
Ciidamada Booliska Minneapolis oo toogtay Muwaadin Somali ah
Minneapolis (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, xilli uu ku...







