Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay cadaadis kala kulantay IGAD
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in markii ay tageen dalka Jabuuti in ay u diyaar garoobeen in...
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xariga ka jaray Wadada Jeneraal Daa’uud ee...
IGAD oo war ka soo saartay Khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya
Jabuuti (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda IGAD ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay xal u...
Senator ka tirsanaa Aqalka Sare ee BF Somaliya oo Hargeysa ka...
Hargeysa (Halqaran.com) – Senator ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda gobolada waqooyi oo lagu magacaabo Mustafa Maxamed Qodax ayaa maanta...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay
Nairobi (Halqaran.com) – Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Isniintii maanta dib loo furay, kaddib markii dowladda Soomaaliya ay...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay Soomaaliya iyo Kenya inay heshiiyaan
Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa haatan kulan ay albaabada u xiran yihiin leh magaalada Jabuuti ku leh madaxda urur goboleedka IGAD, halkaas oo la filayo...







