Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Caalamka
Editor

Trump oo diiday ka qeyb-galka Xafladda caleema saarka Joe Biden

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka ee xilka  sii  degaya ee Donald Trump ayaa sheegay in uusan ka qeybgali doonin xafladda caleemo saarka madaxweynaha la...
Ahmed Mohamed

Saraakiil Amniga doorashada Somaliya sugi doono oo tababar loo soo xiray

Muqdisho (Halqaran.com) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay Khamiistii soo gabagabeeyeen tababar muddo afar maalmood ah ugu socday Magaalada Muqdisho 160...
Ahmed Mohamed

Mareykanka ‘‘Waxaan duqeyn la beegsanay hoggaamiyeyaal caan ah oo ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) – 5 ruux oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo uu ku jiro hal hoggaamiye ayaa lagu diley duqeyn...
Ahmed Mohamed

QM oo lacag fara badan ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in ay 1.5 Milyan oo dollar ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa dhowaan ka dillaacay qaar ka mid...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo kulan wadatashi ah la yeeshay Musharraxii Labaad

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sii wada kulammada wadatashi ee uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada,...
Ahmed Mohamed

Puntland & Galmudug oo Shir ku saabsan Ammaanka ku yeeshay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku qabsoomay shirkii 3-aad ee Iskaashiga Amniga, kaasoo ay shir guddoominayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed...