Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wafdi ka socda IGAD oo lagu qaabilay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa maanta la kulmay guddiga xaqiiqo raadinta ee ka socda...
Labo ka mid ah dadkii ugu caansanaa ee xoogga ku galay...
Washington (Halqaran.com) - Laba nin oo ka mid ahaa dadkii ugu caansanaa ee Arbacadi xoogga ku galay xarunta Kongareeska Mareykanka ayaa Sabtidi la xiray,...
RW Rooble oo sheegay in DFS ay ka go’an tahay xaqiijinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay haweenka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay...
DHAGEYSO: Qoorqoor ”Waa lagu guul-dareystay dhex-dhexaadintii Madaxda DFS & D/goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda...
RW Rooble ”Xukuumaddu waxa ay go’aansatay in la guda golo hirgelinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur...
Mushaar kordhin loo sameeyay shaqaalaha rayidka ee maamulka Puntland +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January oo ku beegan sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay...







