Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay hoggaanka taliska ciidamada Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Generaal...
Ahmed Mohamed

Muqdisho: DFS oo dib u furtay waddo dhowr sano xirneyd

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adaha Amniga dowladda Soomaaliya ayaa muddo dhowr sano ah kadib waxaa ay Talaadadii maanta dib u fureen Wadada laamiga ah ee...
Ahmed Mohamed

Beesha caalamka oo loo gudbiyay qoraal la xiriira muranka ka tagan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya u direen Xubnaha Beesha Caalamka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo & Doorasho ka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii maanta dib ugu laabtay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ”Ma dhacayso doorasho aysan ka qeybgaleyn Puntland & Jubbaland”

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa meesha ka saaray walaaca la xiriira in dalka laga qabo doorasho aysan...
Ahmed Mohamed

Danjiraha Turkiga ee Somaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay duqa Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac,...