Monday, February 9, 2026
28.9 C
Mogadishu

Beesha caalamka oo loo gudbiyay qoraal la xiriira muranka ka tagan Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya u direen Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.

War qoraalkan oo ku qoranaa luuqadda English-ka ayaa waxaa ay ku sheegeen in xalka uu noqon karo in doorashooyinka lagu qabto hal magaalo,

Sidoo kalena arrinta kuraasta Somaliland loo madax bannaaneeyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya waxaa ay u direen Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.

Qoraalka loo diray beesha caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in xalka uu noqon karo in doorashooyinka lagu qabto hal Magaalo, sidoo kalena arrinta kuraasta Somaliland loo madax bannaaneeyo guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

Ugu dambeyn, Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay sheegeen inay diyaariyeen Liiska xubnaha ay tahay in laga saaro Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay, maadaama dowladda ay dhowr jeer sheegtay iny u soo gudbiyaan.

Halka hoose ka akhriso qoraalka loo diray beesha caalamka oo English ku qoran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...