Wednesday, June 24, 2026
25.4 C
Mogadishu

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay hoggaanka taliska ciidamada Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Generaal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen saraakiil ka tirsan hoggaanka taliska ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii dowladda Mareykanka ay u xoojin laheyd tababarada la siiyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska Danab iyo dardargalinta dagaalada ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.

Sidoo kale, wasiirka iyo taliyaha ayaa waxa ay kawada hadleen qorshaha dowladda Mareykanka ay ciidankeeda ugala baxayso Soomaaliya.

Ugu dambeyn, taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen. Cabaas Amiin ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay sii wadi doonto tababaraada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ciidanka Danab.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...