Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga hadashay wararka sheegaya in Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii shalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim uu goob fagaaro ah ka sheegay in Al-Shabaab ay soo codsadeen...
RW Xamse oo maanta u ambabaxay dalka Masar
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka dhawaajiyay in ciidamadii lagu soo tababaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Sabtidii maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo...
Ciidamo horleh oo la geeyay deegaannadii laga xorreeyay Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay Ciidamo Boolis ah geysay deegaannadii laga saaray...
Maxaa baajiyay kulankii Xildhibaannada Golaha Shacabka? iyo Guddoomiye Aadan Madoobe oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta lagu waday inay kulanoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta ay ku shaqeeyaan...
Madaxweyne Biden oo sheegay Waqtiga uu hubka dilaaga Taangiga siinayo Ukraine
Washington (Halqaran.com) - Madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka...







