Saturday, June 13, 2026
26 C
Mogadishu

Ciidamo horleh oo la geeyay deegaannadii laga xorreeyay Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay Ciidamo Boolis ah geysay deegaannadii laga saaray Ururka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Mr Barre ayaa sheegay in sigaar ah Ciidamada loo geeyay degmada Aadan-Yabaal, haatana uu tababar u socdo Ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid si loo geeyo degmooyinka iyo degaannada kale ee laga qabsaday Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaare XF Soomaaliya, Xamse Cabdi  Barre ayaa waxa sheegay in sidoo kale degmooyinkaas laga hirgelin doono adeegyada Bulshada si looga qeyb qaato horumarka degmooyinkaas.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...