Thursday, June 4, 2026
28.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

Dad badan oo lagu laayay gobolka Texas ee dalka Mareykanka &...

Texas (Halqaran.com) - Ugu yaraan labaatan qof ayaa dhimatay 26 kalena weey dhaawacmeen kaddib markii nin caddaan ah oo hubeysan uu rasaas ku asqeeyay...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Koonfur Galbeed oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Hawlgal qorsheysan oo ay sameeyeen Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa u suuragashay in Shabaab ay kala wareegaan deegaano ka tirsan...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada

Buq-Aqable (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo qaatay amarkii ahaa in ay...
Ahmed Mohamed

General Galaal: ”Madaxda DF Somaliya ayaa dayacday Ammaanka Cabdiraxmaan Yariisow”!

Muqdisho (Halqaran.com) - General Axmed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in madaxda Dowladda qaabka ay...
Weriye Ahmed Abdi

C/weli Gaas oo baaq culus u diray dowladda Dhexe iyo maamul...

Garoowe (Halqaran.com) – Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, ayaa ugu baaqay dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka in ay...
Ahmed Mohamed

Update:Gudoomiyaha gobolka Togdheer oo la weeraray iyo rasaas badan oo …

Togdheer (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray gobolka Togdheer ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi. Guddoomiye Xamse ayaa...