Sunday, May 10, 2026
27.6 C
Mogadishu

General Galaal: ”Madaxda DF Somaliya ayaa dayacday Ammaanka Cabdiraxmaan Yariisow”!

Muqdisho (Halqaran.com) – General Axmed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in madaxda Dowladda qaabka ay u wajahayaan amniga uu yahay qaab qaldan oo aan waxba soo kordhinaynin.

Generalka ayaa sheegay in dhinacyadda amniga qaabilsan ay talooyin siiyen balse nasiibdaro dhamaantoodaba ay qadan waayeen talooyinkii uu siiyey.

Galaal ayaa tilmaamay in jawaan ciid lagu shubay iyo dhagax meel la dhigay aan amni sugeynin, balse loo baahan yahay istaraatiiji loo dejiyo laamaha ammaanka Gobolka Banaadir.

Dhanka kale, General Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Soomaaliya ayaa sheeegay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay dayaceen amniga guddoomiyihii hore ee Maamulka gobolka banaadir Cabdiraxmaan yariisow.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...