Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & Faah-faahin ka soo baxaysa
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa goor dhow caawa ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay jugtiisa oo aad u xooganeyd guud ahaan...
DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula...
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho.
Odayaal dhaqameedkan ayaa u...
M/weynihii hore ee Puntland: ”Eng. C/raxmaan Yariisow oo kale Soomaalidu waa...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Maamulka...
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha Amniga...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland.
Axmed Madoobe ayaa...
Kalsooni intee la eg ayaa lagu qabi karaa baaritaanka NISA ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tan iyo markii uu dhacay qaraxii Xarunta Dowladda Hoose Xamar ayaa waxaa jiray baaritaan ay wadeen hay’adaha amniga dalka, oo ay...
Muungaab: ”Qaraxii sababay geerida gudoomiye Yariisow Shaki weyn ayuu ku abuuray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si adag kaga hadlay qaraxa 24-kii bishii July ka dhacay...






