Thursday, June 4, 2026
28.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxkamadda qalabka Sida oo maanta dil toogasho ku fulisay labo ruux...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab. Labadaan Argagixiso ayaa...
Ahmed Mohamed

Ugu yaraan 40 qof oo lagu dilay duqeyn loo geystay goob...

LibyA (Halqaran.com) - Duqeyntan oo Axadii ka dhacday magaalada Mursuuq ee ku taal Koonfur-galbeed dalka Liibiya ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan...
Ahmed Mohamed

Suxufiyad ku xirneyd xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho oo maanta la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Laamaha amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxay dib xoriyadeeda u siiyeen Filsan Ina Duceysan, oo tan iyo Arbacadii ku xirneyd xabsi...
Ahmed Mohamed

Maqaal: Eng. Cabdiraxmaan Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah! By-...

Maqaal (Halqaran.com) - Eng. Cabdiraxmaan - Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Sharci cusub oo saameyn doona Soomaalida dalka Jarmalka oo bishan...

Berlin (Halqaran.com) - Hay'adda federaaliga ah ee qaxootiga iyo soo-galootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo (BAMF) ayaa boggeeda ku soo daabacday sharci cusub oo...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Iska Horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Laascaanood &...

Laascaanood (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya iska hor-imaad xooggan oo xalay saqdii dhexe ka dhacay Saldhi ay ku leeyihiin ciidamada...