Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WAR CUSUB: Madaxweynaha Somaliland oo dalb layaab leh u diray Boqor...
Riyad (Halqaran.com) - Boqor Salmaan ka Sacuudi Carabiya ayaa madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi ku daray martida boqorka sanad walba ku martiqaado gudashada Waajibaadka...
Maxay ka wada hadleen Odayasha Beelaha Hawiye iyo RW ku-xigenka dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa Tallaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ee...
KENYA oo si aan gambasho laheyn u sheegtay in ay difaacayso...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si aan gambasho laheen shaaca ka qaaday, in ay difaacayso Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed...
XOG: Jubbalaan oo Amarro culus dul dhigtay odayaasha dhaqanka ee u...
Kismaayo (Halqaran.com) - Shirka amniga ee maamul goboleedka Jubbalaan ayaa Tallaadadii maanta laga soo saaray qodobo kala duwan oo la xariira amaanka guud ee...
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab
Awdheegle (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya, in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...
DF Somaliya oo ka qeyb galeysa Shirka Baarlamaannada dalalka Afrika ee...
S/Afrika (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeyb gali doona shirweyne ballaaran oo Tallaadada maanta dalka Koonfur Afrika uga...







