Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Bannaanbax ay dad ku dhinteen oo maanta markale ka dhacay Laascaanood
Laascaanood (Halqaran.com) - Banaanbax ayaa markale Arbacadii maanta waxaa uu ka dhacay Magaalaad Laascaanood ee carunta gobolka Sool, kaas oo looga soo horjeedo dilalka...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Midowga Musharraxiinta Koonfur Galbeed (Muxuuse...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharraxiinta Dowlad Goboleedka...
Odayaashii Beesha reer Xaaji Saleemaan ee la heshiiyay Al-Shabaab oo Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Diyaarad siday saddexdii oday dhaqameed ee ka soo jeeday beesha reer Xaaji Saleemaan ayaa Talaadadii maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha...
Al-Shabaab oo Xayiraad ku soo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa xayiraado ku soo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom.
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo diiday...
Maxaan ka ognahay qodobbada muhiimka ah ee looga hadlayo Shirka Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amray in Ciyaal weerada loola dagaallamo sidii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Degmooyinka dhaca...







