Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG: Musharraxiinta Jubbaland oo qaadacay liiska Xildhibaannada Cusub + (Ogow Sabata)!
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland oo xalay ay soo bandhigeen Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Maamulkaasi ayaa Musharaxiinta u taagan...
UPDATE: Habraaca Shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo la soo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qaban qaabada Shirka Beelaha dega deegaanada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray habraaca Shirkaasi.
Waxaa Tallaadada Maanta magaalada Dhuusamareeb ka socota qaban...
Dowladda Kuuriyada Koonfureed oo ciidamo tira badan u soo diraysa Xeebaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa qorshaynaysa in ay 300 oo askari oo dheeriya u soo dirto Xeebaha Soomaaliya ee Gacanka Cadmeed sida...
AKHRI: Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhawaaqay & Xildhibaano weli…
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.
75...
Wararkii ugu dambeeyay iyo Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaalkii qeybo...
Ceel-Afweyn (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maanta laba beelood ku dhexmaray deegaannada degmada Ceel-Afweyn oo muddooyinkii ugu dambeeyay halkaas...
AKHRI: Madaxweyne Lafta-gareen oo guddi u saaray dilalkii Baydhabo loogu geystay...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dilal bishaan ka dhacay magaaladda...







