Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dhageyso: Maxaa ka jira in boqolaal Soomaali Xujey ah lagu dayacay...
Makkah (Halqaran.com) - Boqolaal Soomaali Xujey ah oo ku sugan magaalada Barakeysan ee Makka ayaa sheegay in aysan weli gudanin waajibaadka xajka iyaga oo...
WAR DEG DEG AH: Dagaal Khasaare geystay oo markale maanta ka...
Sanaag (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray deegaanada Ceel-Afweyn ayaa sheegay in uu maanta uu markale dagaal ka qarxay degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka...
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo eedeyn kulul u jeediyay DF Somaliya...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda Federalka Soomaaliya inay faragelin toos ah ku hayso...
Wararkii ugu dambeeyay ee ninkii Ajnabi ahaa ee lagu dilay Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Ajnabi ah oo u dhashay...
XOG: Kenya oo dooneysa in ay xubin ka noqoto golaha ammaanka...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa olole ugu jirta sidii ay kursi uga heli laheyd golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ah golaha ugu...
UPDATE: Ciidamo ka tirsan Puntland oo bartamaha magaalada Boosaaso lagu qarxiyay
Boosaaso (Halqaran.com) – Qarax miino ayaa waxa uu maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Halqaran.com.
Wararka...







