Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamada Xoogga Dalka Somaliya: ”16 Al-Shabaab ah ayaan ku dilnay gobolka...
Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 16 dagaalyahan oo al-Shabaab ah intii ay wadeen hawlgal ay shalay ka...
XOG LA OGAADAY: Qaraxii xarunta G/Banaadir oo hor-seedi doono arrin halis...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wixii ka dambeeyay weerarkii Xanuunka badnaa ee ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa isa soo tarayay dedaalo...
AKHRI: Xildhibaan su’aallo aan la fileenin ka keenay najiijada Baaritaanka qaraxii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in loo baahan yahay in la sameeyo gudi madax banaan...
DHAGEYSO: Gudiga Doorashooyinka ee mucaaradka Jubaland oo warkii ugu cuslaa ka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddigii doorashooyinka Jubbaland ee ay ku dhawaaqeen musharaxiintii kasoo horjeystay guddiga doorashooyinka Jubbaland ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa soo...
WAR CUSUB: Ciidamada Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq Ciidan ka wada Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Ciidanka dowladda ayaa lagu soo waramayaa inay dhaq dhaqaaq Ciidan ka wadaan Magaalada Dhuusamareeb...
Maxay ku soo arkeen taliyeyaasha Booliska Amisom iyo Jubbaland hoolka doorashada?
Kismaayo (Halqaran.com) - Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Jubbaland iyo Amisom ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta markii labaad waxa ay kormeer ku tageen halka loo...







