Thursday, June 4, 2026
28.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

IGAD oo war ka soo saartay kulamadii Kismaayo ay kula yeelatay...

Kismaayo (Halqaran.com) - Ergayga gaarka ah ee Urur gobaleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya iyo Badda Cas oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo...
Ahmed Mohamed

XOG: Cabsida iyo walwalka Amniga ee Wasiirrada dowlada Somaliya oo sii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Sida wararka ay ku helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ay wasiiradda Xukuumaddu blilaabeen hab dhaqan cusub oo la xariira ammaankooda, ka...
Ahmed Mohamed

Dhageyso: Puntland oo shaacisay natiijooyinka imtixaanka Fasalka 8-aad, iyo 10 Arday...

Garoowe (Halqaran.com) - Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga. Wasaaradda ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DF Somaliya oo jawaab ka bixisay cabashada laga soo gudbiyay Shirkadda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ka jawaabtay cabasho ka soo yeertay Guddiga Ganacsatada Diyaaradaha Somaliya, cabashadaasi oo ay ka keeneen Shirkadda...
Ahmed Mohamed

WAR DEG DEG: Ciidamada DF Somaliya oo toogtay haweenay Saldhig isku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya, degmada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya, in ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ay halkaasi ku toogteen haweenay...
Weriye Ahmed Abdi

Soomaaliya oo Kigaali kaga qayb galaysa shir looga hadlayo cunna yarida...

Ruwanda (Halqaran.com) - Magaalada Kigaali ee caasimadda dalka Ruwaanda wax ay martigelisay shir looga hadlayay xaaladda cunto yarida ee ku sii baahaysa Afrika iyo...