Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo fashiliyay weerar rogaal celis oo ay...
Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay si rogaal celis ah ugu soo qaaday fariisinka cusub...
Taliyaha cusub ee AFRICOM: ”Waynu kordhinaynaa weerarrada aanu la beegsanayno Al-Shabaab”
Taliyaha cusub ee howlgallada ciidama Mareykanka ee Afrika Stephen Townsend ayaa wacad ku maray in ay kordhinayaan weerarrada ay ku qaadaan kooxda Shabaab ee...
Maxaa ka ogtahay mooshinka ku saabsan muranka badda ee loo gudbiyay...
Nairobi (Halqaran.com) - Baarlamanka dalka Kenya ayaa loo gudbiyey mooshin ku wajahan xukuumadda, kaasi oo ku saabsan habka ay tahay inay u xalliso muranka...
Dhageyso: Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uga timid Seychelles,...
Hargeysa (Halqaran.com) - Dawladda Seychelles ayaa Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii burcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha Somaliland uu cafiska...
Guddoomiye Mursal: ”2021-ka Doorasho qof iyo Cod Waa ay Dhacaysaa”!
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in gudaha dalka lagu qabto sanadka...
XOG: Ahlu sunna oo qarka u saaran ka bixitaanka Heshiiskii ay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxa xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa durbo ka shakiyay su’aalna ka keenay heshiiskii uu dhowaan Ra’iisul wasaaraha...







