Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin Ajnabi oo u dhashay dalka Ingiriiska oo maxkamadda Gobolka Banaadir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska, kaasi oo ciidamada ammaanka Soomaaliya horay ay ugu...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Shirkadda Daallo Airline laga mamnuucay...
Garoowe (Halqaran.com) – Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada Puntland, ayaa shaaca ka qaaday, in aan waxba ka jirin wararka sheegaya in dowladda Puntland ay...
C/raxmaan C/shakuur: ”Al-Shabaab heer waxay gaareen in ay Canshuur ka qaadaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay in Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ay ku...
Maxaa ka soo baxay Shirkii uu hoggaaminayay RW Kheyre ee looga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee looga hadlo dar-dargelinta qorshaha barnaamijka...
XOG XASAASI AH: Guddiga Doorashooyinka JUBBALAND oo maanta war cusub kasoo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo isniintii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa faah-faahin ka bixiyey...
Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxda Jubbaland iyo Taliyaha guud ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Magaalada Kismaayo oo maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayay Taliyaha Guud ee Ciidamada Amisom ayaa wuxuu kulan la qaatay madaxda Maamulka Jubbaland.
Madaxweyne...







