Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dilal bishaan ka dhacay magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasoo loo geystay ganacsade Cali Aadan Xuseen (Cali Marguus).
Laftagareen ayaa magacaabay guddi ka kooban ilaa 9 xubnood, kuwaasi oo isugu jira golayaasha dowladd gobaleedka Koonfur Galbeed, laamaha ammaanka,maamulada gobolka iyo kan degmada Baydhabo.
Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com