Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

AKHRI: Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhawaaqay & Xildhibaano weli…

Kismaayo (Halqaran.com) – Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.

75 Xildhibaan ayay ka kooban yihiin, balse laba ka mid ah ayaa shaacintooda waxa ay dib ugu dhacday arrimo farsamo sida xubnaha Guddiga ay sheegeen.

Haddaba hoos ka Akhriso Liiska oo dhan:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...