Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Muxuu ka yiri guddiga dib u heshiisiinta beelaha Galmudug khilaafka...
Galmudug (Halqaran.coom) – 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayay warar sheegaya inuu jiro khilaaf ka dhex curtay Guddiga dib u heshiisiinta...
DEG DEG + XOG CUSUB: Mukhtaar Roobow oo laga saaray Xabsigii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay heleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) la sheegay in laga soo saaray xabsiga...
Maxaa ka jira in ciidamda Uganda ay ka cabanayaan Mushaar la’aan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Militariga Uganda ee qaybta ka ah howlgalka Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa waxay ka cabanayaan mushaar la’aan.
Jariirada New Vision...
DHAGEYSO: Farmaajo iyo Kheyre waxay dagaal ku hayaan nolosha iyo jiritaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo ka tirsan golaha shacabka baarlamanka federaalka Soomaaliya oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa eedaymo...
TOP NEWS: DF Somaliya oo ka hor-timid in dacwadda badda ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa diiday casuumaad kaga timid Ururka Midowga Afrika oo lagu doonayay in lagu dhex-dhexaadiyo khilaafka xudduud...
UPDATE: KISMAAYO oo maanta laga qaaday xannibaaddii saarneyd & Wararkii ugu...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa maanta caadi ku soo noqday dhaq-dhaqaaqii gaadiidka ee Magaalada Kismaayo, kaddib markii laga qaaday xayiraaddii lagu soo rogay magaaladaasi.
Xayiraadan oo...







