Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta uu Madaxweynaha Jubbaland...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Axaddii maanta la kulmay musharaxiintii tartanka la gashay maalintii Khamiista.
Madaxweynaha...
UPDATE + SAWIRRO: Mas’uul hore oo maanta lagu Dilay Muqdisho, kaddib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax labaad oo maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dilay Xoghayihii hore ee Maamulka Gobolka...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Korneel Caare oo goor-dhow Jawaab kulul...
Hargeysa (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Jabhada Dulmidiid Kornayl Caarre ayaa goor-dhow si adag uga Jawaabay hadalkii kasoo yeedhay Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani.
Taliye...
UPDATE: Ciidamada DF Soomaaliya ee la geeyay Dhuusamareeb oo xarumo muhiim...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo sheegayaa inay la wareegeen xarumo muhiim ah oo ku...
DHAGEYSO: DENI ”Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland waa in lagu qabtaa Garoowe”...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Garoowe ayaa dalbaday in wada-hadallada Soomaaliya...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ka hadlay markii ugu horreysay Maqaamka Muqdisho...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay...







