Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

DHAGEYSO: DENI ”Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland waa in lagu qabtaa Garoowe” +XOG

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Garoowe ayaa dalbaday in wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland lagu qabto Magalada Garoowe.

Mr. Deni ayaa sheegay in Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalailand ay tahay caqabad kale oo hortaagan Dastuurka Soomaaliya, wuxuuna xusay in uu ka codsanayo Somaliland in ay wada xaajood iyo wada-hadal u yimaadaan Garoowe.

Madaxweynaha Deni, ayaa shacabka Puntland shacabka Reer Puntland ayuu ugu baaqay inaysan noqon kuwa doodaha iyo xaaqa ay leeyihiin aysan ka baqin, isla markaana Maamulka Puntland uu diyaar u yahay martigelinta shirar looga hadlayo maqaamka Muqdisho iyo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

Hoos ka dhageyso Codka Madaxweyne Deni:

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...