Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Qoyska AUN Eng. Yariisow oo maanta lagu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qoyska Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir & Duqii Magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa waxaa maanta lagu soo...
DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo maanta Xukun ku fulisay laba dhallinyaro oo...
Guriceel (Halqaran.com) – Waxaa Sabtidii maanta maamulka Galmudug uu xukun karbaash ah ku fuliyay laba nin oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo lagu soo eedeeyay...
Dalal Reer Yurub ah oo qaabilaya muhaajiriin Afrikaan ah oo ku...
Rome (Halqaran.com) - Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday in ay qaabilaan 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsanaa markab taagnaa...
Maqaal: Sababta Itoobiya ay u garab taagan tahay dowladda dhexe ee...
Maqaal (Halqaran.com) - Tan iyo intuu xukunka qabtay mudane Abiy Axmed, waxaa muuqday isu soo dhawaansho labada dowladood ah. Waxaa abuurmay jawi Isfahan oo...
WAR DEG DEG: Dagaal khasaare geystay oo goor-dhow ka dhacay Degmada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray degmada Dayniile ee gobolka Banaadi, ayaa sheegaya in iska horimaad khasaaro sababay uu duhurnimadii maanta ka...
WAR XASAASI AH: Ma Dhabbaa in Sacuudiga uu aqoonsaday Baasaboorka Somaliland...
Riyad (Halqaran.com) – Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxayay Warar sheegaya in dowladda Sacuudiga ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, xilli ay xun tahay maalgashiga...







