Friday, June 5, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Dagaal laga cabsi qabo inuu ka dhaco Dhuusamareeb iyo Guuleed...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynahihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Galmudug, Ciidamada ay dowladda...
Jama Sh. Yusuf

DHAGEYSO: Kenya oo wadda Qorshe halis ku ah Shacabka Soomaaliyeed &...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Ururka Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Odayaasha beesha degta Dhuusamareeb oo go’aan ka soo saaray xiisada...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kulan xasaasi ah oo ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beesha degta Gurceel iyo Dhuusamareeb ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Dhuusamareeb. Kulan...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Arrin halis ah ka sheegay Dacwadda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Axmed Cali Daahir oo ah xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ay ka bilaaban doonto 9...
Ahmed Mohamed

XOG HOOSE: Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ‘Cumar Finish’ oo Shuruudo dhanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Warar hoose oo aynu haleyno ayaa sheegaya, in guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Finish uu la yimid shuruudo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo Maanta la kumay Madaxda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Tallaadadii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmeen Madaxda UNSOM, qaybteeda IESG (Integrated Electoral Support Office). Guddigan oo...