Friday, May 22, 2026
26.2 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Kenya oo wadda Qorshe halis ku ah Shacabka Soomaaliyeed & Hay’ado digniin culus ka soo saaray!

Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Ururka Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan Al-Qaacidda iyo ISIS.

Liiskan ayaan waxaa lagu ansixiyey qaraarkii QM ee 1267, kaasi oo la meel-mariyey sanaddii 1999-kii.

Deeq bixiyeyaasha caalamiga ah iyo dadka u doodda xuquuqda aadanaha ayaa qaba in talaabadan ay horseedi karto karto malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya oo ay abaaro ku soo noqnoqdaan, inay gargaar la’aan ku dhacdo.

Si kastaba, haddii uu meel maro qorshaha dowladda Kenya, qaraarka 1267 ayaa hay’adaha caalamiga ah u diidaya inay gargaar geeyaan deegaanada ay maamulaan Ururka Al-Shabaab.

Haddaba, Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa arrintaan warbixin dheer ka diyaarisay. Hoos ka dhageyso warbixinta oo xiiso gaar ah xambaarsan.

Xafiiska Halqaran.com, Nairobi
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...