Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo qeyb-galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo...
Japan (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo...
Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo Ahlu Sunna iyo DF Somaliya lagu kala...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ka dhacay laba Banaanbax oo iska soo horjeeda.
Banaanbaxyada ayaa waxaa dhigaayay dad kala taageersan...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo safar aan horey loo shaacin maanta...
Hobyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xubno la socda ayaa Maanta socdaal aan horay loo sii shaacin waxaa...
DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Muuse Biixi ugu baaqay inuu Cafiyo...
https://youtu.be/5_NsYFhXOPA
DF Somaliya oo war culus ka so saartay heshiiskii ay la...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay war-saxaafadeed ay soo saareen ururka Ahlu sunna kaas oo ay ku sheegeen in dowladda federaalka Soomaaliya...
XOG CUSUB: Jubbaland oo maanta Xayiraaddii ka qaaday Golaha Wasiirrada Somaliya...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacii maanta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirada Jubbaland, Lix...







