Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Dowladda Kenya oo ka jawaabtay Eedeyn kaga timid dowladda Soomaaliya...
Nairobi (Halqaran.com) - Kenya ayaa ka jawaabtay eedeyn kaga timid Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle), kaasoo sheegay...
DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Shirka Jaban iyo...
Japan (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirka nabadda iyo xasilloonida geeska Afrika ee qeybta ka...
SIR LA OGAADAY + DHAGEYSO: Yaa u fududeeya dhaqaalaha malaayiinka doolar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Awooda maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa soo martey heerar kala duwan, iyadoo bari ay inta badan xukumayeen Koofurta Soomaalia. Marar kala duwan...
XOG CUSUB: Xiddig ”Shirqool ayaa ka billowday magaalada Kismaayo, oo lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Cabdi-rashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah saddexda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in shirqoolo ka dhan...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ‘Cumar Finish’ oo Cashar adag...
Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa cusub ee magaalad Muqdisho, ahna gudoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa waxaa uu sameystay ilaalo adag,...
DEG DEG – WAR XASAASI: Somaliland ”Inagu maamul ma nihin ee...
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalkii uu Madaxweynaha maamulka Puntland uu ku sheegay...







