Tuesday, May 12, 2026
27.6 C
Mogadishu

SIR LA OGAADAY + DHAGEYSO: Yaa u fududeeya dhaqaalaha malaayiinka doolar ee Al-Shabaab ka soo gala Muqdisho & Ganacsatada!

Muqdisho (Halqaran.com) – Awooda maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa soo martey heerar kala duwan, iyadoo bari ay inta badan xukumayeen Koofurta Soomaalia. Marar kala duwan ayaa awoodooda aad loo wiiqey.

Sidoo kale, waxaa weeraro aad loo qorsheeyey lagu diley inta badan madaxdii kooxdaas.

Helista dhaqaale ay ku howlgalaan ayaa mararka qaar ku adkeyd, waxaase ay hadda u muuqataa in malaayiin Doolarka Mareykanka ay ka ururiyaan meelo aysan maamul ahaan gacanta ku heyn laakiin ay awood u heleen in saameyntooda ay gaarto, islamarkaana ay lacago canshuur iyo zako ay ugu yeereen ay ka qaadaan.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxa ay warbixin dheer oo ay sir badani ka buuxaan ka diyaarisay, sida ay Ururka Al-Shabaab dhaqaalaha malaayiinka doolarka ahi uga soo galaan Caasimadda Muqdisho iyo cidda u fududeyso.

Hoos ka dhageyso warbixin xiiso gaar leh + Wareysiyo Sir badan lagu kashifay:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...